Dad Soddon ka badan oo ku dhintay musiibo ka dhacday dalka Kenya (Sawirro)

Dad ka badan soddon qof ayaa ku dhintay dhul go’ ka dhashay cimilo aad u xun oo saameysay degaanka West Pokot ee galbeedka Kenya. Todoba carruur ah ayaa ka mid ah maydadka dadka ilaa iyo haatan la soo helay. Dhul go’a oo uu saameeyay tuulooyinka Nyarkulian iyo Parua, ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka … Continue reading Dad Soddon ka badan oo ku dhintay musiibo ka dhacday dalka Kenya (Sawirro)